23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fadeexad markale ka dhacday Hargeysa iyo Siilaanyo oo laga horjoogsaday in suaalo la waydiiyo

Hargeysa–Siilaanyo oo sharaxan rabana in loo kordhiyo xukunka ayaa loo diidey in uu ka hadlo wixii u soo qabsoomay markii uu ka soo noqdey Itoobiya halkaas oo uu tagey in uu kala soo hadlo in Itoobiya sii dayso xayiraada ay ku hayso baasaboorka bugta ah ee loo yaqaan Somaliland kaas oo dad badani u khasaareen qaadashadiisa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM