Thursday, April 25th, 2024
header










Meta







Fadeexad: Muuse Biixi oo diidey inuu la hadlo saxaafada shalay

Shalay ahayd markii Muuse Biixi ka soo laabtey Imaaraadka oo ay wadey isla diyaaradii ka qaadey Hargeysa. Waxa fashil foolxun ka soo raacay safarkii uu ku tagey Imaaraadka oo dadka qaarkii sheegeen in loo sharaxay keliya dadaalo uu wado raiisal wasaare Cabi Axmed.



Hadaba fadeexada ugu weyn ee shalay dhacdey ayaa ahayd in Muuse Biixi diidey inuu la hadlo saxaafada magaalada Hargeysa oo ku tilmaama madaxweynaha qaranka, Waxa nalagu xereeyay qol kadibna waxa Muuse Biixi laga saaray qolkale oo isaga kaligii shir jaraaid ku qabtey.

Waxa iyaga la Hadley wiil dhalinyara oo afhayeen u ah Muuse Biixi oo ka aradan saxaafada iyo hab maamuuska masuuliyada loo dhiibey wuxuu isla isaguna diidey in su’aalo la weydiiyo.



”Siilaanyo garanayn oo waabu xanuusanaa laakiin Muuse Biixi waxa noo soo baxdey inuu shaahiisa soo qaatey kadibna diidey inuu la hadlo si ayna sir uga fakan ayuu yiri C/llaahi muuse oo jooga Hargeysa.



Isku soo duubaa marka fashil yimaado ayaa keenta in laga carrao saxaafada siiba tan Hargeysa oo lagu yaqaano inay amaanaan kuna sheegeen mujaahid ileyn waa isla hal jufee.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...