Aabo Xariir Raage waa dulmane gabadhiisa oo 14 jira oo ku jirtey xarun ku magacaaban agoomaha oo Hargeysa ku taala oo lagu kufsaday. Xariir ayaa sheegay inuu gabadhiisa u tegi jirey maalin kasta oo marnaba u sheegin in la kufsaday ay hadda uur shan bilooda leedahay.
”Waxay igu yiraaheen midbaa qirteye aan u dhisno, waanse ka diidey waxaanan ugu jawaabay diinteena miyaa sidaa qabta waa maya. Wuxuu dalbaday in gabadhiisa kale oo ka yar laga soo badbaadiyo xarun ku sheegaas isna cadaalada ku haboon uu ka helo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay