Fadhiid Xasan Sheekh oo beentii ugu weynayd la yimi: kulahaa waa la iibsaday askartii Eritariya
Fadhiid Xasan Sheekh oo hore been weyn loogu qabtey markii uu yiri waxa rasaas igu furey ciidan amniga loogu talogalay ayaa hadda la yimi beentii ugu weynayd ”kulahaa waa la iibsaday askartii Eritariya loo direy.
Fadhiidkan oo aan keenin wax cadayna oo ku aadan beentaas uu ku hadlayo ayaa la sheegay inuu berito oo Khamiisa qaban-qaabinayo banaanbaxyo lagu sheegi doono waalidiin ka banaanbaxaya.
Fadhiid Xasan Sheekh oo Somalidu welli ka soo kaban maamul jufeedyadii uu dhisay oo qaarkood hadda loo adeegsado in loogu soo gabado qaranka ayaa bilo kahor si qabyaalad cad u dalbadey in jufadiisu ka baxdo ciidanka qaranka.
Muddo kadibna wuxuu magaalada Muqdisho soo geliyay maleeshiyo uga jirtey ciidanka isaga iyo fadhiid Shariif sh Axmed.
C/llahai Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...