X

Fadhiid Xasan Sheekh oo beentii ugu weynayd la yimi: kulahaa waa la iibsaday askartii Eritariya

Fadhiid Xasan Sheekh oo hore been weyn loogu qabtey markii uu yiri waxa rasaas igu furey ciidan amniga loogu talogalay ayaa hadda la yimi beentii ugu weynayd ā€¯kulahaa waa la iibsaday askartii Eritariya loo direy.


Fadhiidkan oo aan keenin wax cadayna oo ku aadan beentaas uu ku hadlayo ayaa la sheegay inuu berito oo Khamiisa qaban-qaabinayo banaanbaxyo lagu sheegi doono waalidiin ka banaanbaxaya.

Fadhiid Xasan Sheekh oo Somalidu welli ka soo kaban maamul jufeedyadii uu dhisay oo qaarkood hadda loo adeegsado in loogu soo gabado qaranka ayaa bilo kahor si qabyaalad cad u dalbadey in jufadiisu ka baxdo ciidanka qaranka.


Muddo kadibna wuxuu magaalada Muqdisho soo geliyay maleeshiyo uga jirtey ciidanka isaga iyo fadhiid Shariif sh Axmed.

C/llahai Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.