14/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fadumiina oo hanjabaad dil ah u dirtey wariye Aamina Muuse Weheliye oo ka reebtay barnaamij

Fadumiina iyo Aamina Muuse Weheliye oo weerar isku qaaday maxayse isku haystaan. Labadan fanaan ayaa u muuqda in ay meel hoose iska jiireen.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS