Faadumo Qaasim Dayib ayaa laga saarey liiska guddiga ilaalinta anshaxa iyo asluub-wanaagga ee doorashada madaxweynaha jamhuuriyadda ee Soomaaliya,
Mar ay la hadashay saxaafada ayay ka warantey sida ay u aragto sababta liiska looga saarey“Sababta Liiska la iiga saarey, waxaan u arkaa iney xoojineyso wal-wal-ka ay murashaxiinta iyo shacabka ka qabaan doorashada oo ah in doorashada u dhacdo ama in la yeelo sida dad qaar ay rabaan”
Faadumo oo sii hadleysa waxaa ay intaa ku dartey“Aniga keliya sababta 9-ka qof la iiga dhex saaray, waxaan is leeyahay waxaa la arkey in codkeyga dheer yahay, in doorashada aan ka dhigi doono mid hufan, In aan la ii gadan Karin oo aan la ii aamnusin Karin”
Fadeexadan ayaa imaanaysa in Fadumo tahay haweenayda KALIYA ee ku jirta gudigan iyadoo waxa ay sheegayso loo qaadan karo run.
Ma jiro waxa wara oo ka soo baxay gudiga anshaxa oo hadda u muuqata guddi ku shubasho oo aan laga fileyn wax runa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay