November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Fanaan markuu ka degay dalkiisii hooyo daadiyay daawo uu qurbaha ku cuni jirey: ARAG

Fanaan ka mida fanaaniinta Somaliyeed ayaa ka sheekeeyay fiicnida dalka hooyo iyo naxariis uu la kulmey markii uu ka degay dalkiisii hooyo isagoo sheegay in daawooyin uu ku cuni jirey qurbaha uu daadiyay markuu helay hawo daray ah oo nadiifa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM