X

Fanaanad lagu yaqaano gooni goosadnimo wayn oo u kala tirisey fanaanada weyn ee Nakruuma yaase u jawaabay

Fanaanada Nimco Degan ee si aadka ah ugu soo can baxday Universaltv laguna yaqaano gooni goosadnimo xad dhaaftey ayaa u kala tirsey fanaanada weyn ee Nakruuma oo ka hadhashay xariga foosha xun ee ilaa hadda aan la garanayn cida amarka bixisey. Fanaanada weyn ee Nakruuma ayaa ilaa hadda ka gaabsatay in la tirsato waxase ka caroodey fanaaniin haduu maqley oo ay ka mid yihiin Nimco C/raxmaan iyo Fartuun Cumar.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.