X

Fanaaniinta reer Awdal oo si xun u cambaareeyay falka foosha xun ee lagula fanaaniinta xidigaha geeska

Fanaaniinta reer Awdal ayaa si xun u cambaareeyay falka wuxuushnimada ah ee lagula kacay fanaaniinta xidigaha iyagoo Hargeysa loo sheegtay. Fanaaninta ayaa xiran maalintii labaad iyadoo aan la garanayn cida ay u xiran yihiiin iyo sababta ay u xiran yihiin. Siilaanyo qudhiisa ayaa dadku leeyihiin loooma sheegin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.