X

Huteelka caanka ah ee Camuud ee ku yaal Jigjiga oo dib u habayn lagu sameeyay iyo mulkiilaha Maxamud Aare oo hadlay

Huteelka weyn ee Camuud ee ku yaala Jigjiga ismaamulka Somalid Itoobiya ayaa dib u habayn casri ah lagu sameeyay iyadoo lagu soo biiriyay adeegyo cusub. Mulkiilaha huteelka ganacsade Maxamud Aare oo goobta ka hadlay ayaa tilmaamey in lacagta lagu dhisay huteelka ay ka timi dalka gudihiisa uguna baaqay shacabka in ay dadaal la yimaadaan.

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.