Wararka aan ka helayno dalkaasi Maraykanka ayaa noo sheegaya in fanaanada caanka ah waliba dhinaca gabayada guubabada iyo buraanburada ay shil gaari ku gashay dalkaasi Maraykanka.
Warka oo aan helnay ayaan faahfaahin ka bixin sida shilku u dhacay waxase hadda ay ku jirtaa isbitaal ku yaal meel u dhow meesha uu shilku ka dhacay.
Waxaan dhawaan idiin soo gudbin doonaa warar dheeraada oo ku saabsan arintan. Hoos ka fiirso Safiyo Tusmo oo tirinaysa gabaygii dib u heshiisiin.
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay