Saturday, December 14th, 2019
header

Fanaanada reer Jabuuti oo weerartay wadamada Salafiyiinta

Fanaanada reer Jabuuti marna reer Awdala ee Mardiya Siciid Jaamac ayaa weerartay wadamada Salafiyiinta oo diidey in Af_Somali lagu heeso laakiin ogol Afcarabi. Fanaanada oo iyadu baryahan dambe inta badan ku jirin fanka ayaa sheegtay in dalkii ay qabsadeen Salafiyiinta Sucuudiga ee surwaalka gaagaaban.



Waxa fanaanada ku kalifay hadalka mar fanaanka Cawaale Aadan oo si weyn loogu soo dhaweeyay gobolka Awdal ay maykarafoon la daba qaateen.”Waa iniga iyo anaga ayay yiri Mardiya oo dadku aad u jecel yahay matilaadeeda.



Waqtigii burburka kadib dalku wuxuu u gacan galay wadaadada Salafiyiinta ee faafiya caqiiqada Wahaabiyada ee Sucuudiga oo xataa dhulka ayna Ka talin ee Woqooyiga dumarka u diidey in dhar madow mooyee midkale xirtaan afkana duubtaan sida Sucuudiga.



Ma oga in Sucuudigii Ka tagey doontaa qaldan ee wadamada ku faafiyeen. Waxay Boorama ku leeyihiin xarumo waaweyn, markastana wey kordhiyaan xarumaha haweenka.

Waxa laga baqayaa hadda inay gaaleeyaan ama dhib kale u gaystaan maadaama ay can ku yihiin gaalaynta Muslimiinta.

Hoos Ka daawo

Warbixintii Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Ciidanka xooga oo si cajiiba u soo afjaray colaad ka taagneyd Mudug: SAWIRO

December, 14, 2019
Kulamo ka kala dhacay Afbarwaaqo iyo Toowfiiq oo ...

Ninkeyga Somaliya ayuu doolar u doontey: haweenay Kiiniya u dhalatey

December, 14, 2019
Marka laga soo gudbo askarta Kiiniya ee kumanaanka ...

Somaliya oo markii ugu horeysay yeelatay manhaj waxbarasho oo siman kadib burburka

December, 14, 2019
Madaxweynaha Somaliya ayaa daah furey manhaj waxbarasho oo ...

Xulka qaranka Somaliya oo garaacay Burundi oo askari ka joogto Koofurta dalka

December, 13, 2019
Xulka ku ciyaara magaca Somaliya oo inta badana ...

Shacab u dulqaadan waayay heeryada argagixisada oo weerar qaaday gobolka Gedo

December, 13, 2019
Waxa dagaal culus ku dhexmaray gobolka Gedo gaar ...

Dhacdooyinka

Sirdoonka Somaliya oo horumar sameeyay iyo argagixis markiiba la qabtey

December, 4, 2019
Sirdoonka qaranka ee afka qalaad loogu soo gaabiyo ...

Xaaska taliyaha la nool cudurka keena aydhiska oo si qiiro leh uga hadashay nolosheeda

December, 3, 2019
Xaaska taliyaha la nool cudurka keena Aydhiska oo ...

Turkiga oo ku dhaqaaqaya arin ka sii nixinaysa Maraykanka iyo Yuhuuda

December, 2, 2019
Afhayeen u hadley madaxtooyada Turkiga ayaa sheegay in ...

Tirada ku dhintey daadadkii Jabuuti oo korodhey

December, 2, 2019
Waxa sii kordhey tirada guud ee ku dhintey ...

Somalilaan mardhow waa lagu kala tagayaa: Cali Gurey

December, 1, 2019
Siyaasiga Cali Gurey ayaa sheegay in maamulka Somalilaan ...

Taliye xaaskiisu u qarisay cudurka keena Aydhiska oo la dalacsiiyay

December, 1, 2019
Dhawaan ayay ahayd markii dhamme Bashiir Cismaan Cawad ...

Kuuriyada Woqooyi oo gantaal saxa ugu hanjabtey Jabaan

November, 30, 2019
Wadanka aadka u xooga weyn ee Kuuriyada Woqooyi ...