12/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fanaanada reer Togwajaale Barwaaqo Qalanjo oo dardar cusub la soo baxday iyo waraysi

WP_20150309_001Fanaanada da’da yar ee Barwaaqo Qalanjo kuna dhalatay Jabuuti kuna barbaartey Togwajaale ayaa la soo baxday dardar cusub iyo waraysi xiisa leh oo ay bixisay. Barwaaqo Qalanjo ayaa fanka ku soo biirtey kaliya laba sanoo kahor waxay tiri fanku waa shay ku jira jidhkeyga.

ARAABINEWS