Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Fanaanada Safiyo Tusmo oo lagu soo dhaweeyay Hargeysa

Fanaanada aadka loo jecelyahay ee Safiyo Tusmo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa. Fanaanada oo ku nool qurbaha gaar ahaan Maraykanka ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay imaatinka Hargeysa Una mahad celinayso fanaaniinta soo dhaweeyay.



Mar waxa laga weydiiyay sidey dareemayso ayay tiri farxad ayaan dareemayaa waana wax aan filanayn waayo waxa aad Ka haysato dalka markaad qurbaha joogto iyo markaad timaad isma laha.

Fanaanada Ubax Fahmo oo iyadna Ka mid ahayd fanaaniinta Ku soo dhaweeyay Hargeysa ayaa sheegtay inay faraxsan tahay waayo waxaan Ka mid ahay taageereyaasha Safiyo Tusmo.



Safiyo Tusmo ayaa ah jilaa weyn oo aad looga jecelyahay dalkoo dhan. Waxa iyaguna ciyaar ku soo dhaweeyay kooxda Halkar waxana goobta Ka Hadley gudoomiyaha kooxdaasi oo sheegay inay aad u sugayeen Safiyo Tusmo.



Fanaanada oo wadata caruurteeda ayaa dalka u yimi inay soo barto soo aragto dadkeeda dhamaan. Soo dhaweyn kale oo weyn ayaa Ku sugeysa Boorama iyo caasimadda ay Ku dhalatey ee Araabi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...