X

Fanaanka da,da yar ee Najax C/raxmaan Najax Deeqsi oo waraysi lagala yeeshay fankiisa iyo heeso aad la dhacayso+MUUQAAL

Barnaamijka fanka ayaan doorkan ku soo qaadanaynaa fanaanka da,da yar ee Najax C/raxmaan Najax deeqsi oo waraysi xiise leh ay ka qaaday wariye Nimco Cumar iyo telefishanka madaxa banana ee Bulsho tv. Fanaanka ayaa qaadaya heeso cusub oo ay ku jirto heesta Cishqi dumar.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.