X

Tuulada Xariirad oo dadkii deganaa soo direen qaylodhaan iyo haraad ay ka baqayaan in ay u dhintaan”cidi nooma maqna maamul xumo”+MUUQAAL

Xariirad 31 Dec 2014–Tuulada Xariirad ee gobolka Awdal ayaa dadkii deganaa soo direen qaylo dhaan ku aadan biyo la,aan ka jirta tuulada iyadoo hal goob oo ay ka cabayeen hadda ay noqotey gabaabsi. Waxay yiraaheen waxaan ugu baaqaynaa haday jirto wax dawlad la yiraa in dadkan ay soo gaaraan oo biyo u dhimanaya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.