X

Shirkii lagu balansanaa ee Gadabuursi oo hadda kaliya laga bilaabay dhir jarid dooxada Geb ee gobolka Awdal sidee wax u dhaceen+MUUQAAL

Geb 31 Dec 2014–Shirkii Gadabuursi ee loo balansanaa inuu furmo shalay 30 Dec 2014 kana furmo dooxada Geb ayaa muuqaal laga duubey goobta shirka ka dhacayo hadda kaliya laga bilaabay dhir jarid. Shirkan ayaan muhiimadiisu naaqustey iyadoo dadka isku yimi iyo ajandaha shirku uu noqdey mid burburey. Dadka la filayo inuu ka qaybgalo ayaa waxa ka mida Prof Axmed Samatar oo isagu u oloeeya gooni goosadka SNM.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.