04/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fanaanka Shimaali oo wacdaro cusub la soo baxay

Fanaanka Shimaali ayaa wacdaro cusub la soo baxay. Fanaanka ayaa Muqdisho ku nool iskana wata hawlihiisa u gaarka ah halka uu qayb ahaana kaga jiro dhinaca fanka.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=uQRPEeu3zzU[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS