X

Faransiiska oo caano iyo biyo yaraan soo wajahday

Faransiiska ayaa wajahaya caano yaraan sanadka inta ka hadhay hadaan degdeg loogu soo gurman qaasatan haddaan Ruushka la soo gaarin daaqa xoolaha xilli gobolo badan ay yihiin biyo la’aan.

”Xooluhu waxay cunaan ma haystaan maadaama abaar ku raagtey dalka ayuu yiri afhayeen u hadlay beeralayda dalka waxana ku biirtey biyo la’aan gobolada caanuhu ka yimaadaan ka jirta ayuu raaciyay.

Haddaaan Ruushku u soo gurman oo aanu la soo gaarin daaq ay xooluhu cunaan, waxa dalku wajahayaa caano la’aan. Faransiiska oo xaqa warshadaha ku hormaray ayaa warshadahaas ayna shaqayn karin bilaa biyo.

Beeralay haddaan nahay waxaan dalbanaynaa in kharashka gargaarka degdeg nalagu siiyo aanan helno daaq aa ku soo iibsano qiimo dhimis.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.