X

Maraakiibta reer Yurub ee gurta kheyraadka badeena oo dib ugu soo noqday

MARKAB MARKAB

Waxa reer Yurub dib u soo celisay maraakiibta ku qaraabta magaca la dagaalanka burcad badeedka laakiin si caadiya weliba xaalufina u gurta kheyradkeena badda. Reer Yurub ayaa magacaabay sarkaal Bortaqiis u dhashay oo madax looga dhigay.


Maraakiibta ka timaada Isbayn ayaa ugu badan kuwa sida xun u xaalufiya baddeena marka laga yimaado kuwa gobolka Taywaan oo aan xabadna ka tegin.



Haddaba tan ayaa imaanaysa ayadoo reer Yurub ogyihiin cida hadda loo dhiibay hogaanka dalka Somaliya maadaama dawladii hore joojisay in badda dalkeena sii joogaan ciidamo shisheeye. Reer galbeedku waa ka xumaadaan bad kheyraad buuxo oo loo diidey.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.