16/04/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Farmaajo oo si dadban uga hadlay kulan uu la qaatey C/raxmaan Ciro

Raiisal wasaarihii hore ee Somaliya Maxamed C/llahi Farmaajo oo taageero badan ka haysta shacabka magaalada Muqdisho ayaa laga waraystey rajada uu ka qabo doorashada iyo waliba kulan uu la qaatey C/raxmaan Ciro.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS