November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Farmaajo waxaan leehay mooryaanta Koofureed mid ka xun ayaa joogta Woqooyi

Siyaasiga reer Awdal ee Cali Faarax C/llaahi ayaa si adag uga hadlay xasuuqii 4-ta Feebaraweri ee SNM ka gaysatey gobolada Awdal sanadkii 1991. SNM oo wadata taangiyadii Mingiste ayaa si cadowtinimo ah u xasuuqay boqolaal reer Awdala iyo weliba dad masaakiina oo ka soo qaxay Mingeste iyo Hargeysa.






ARAABINEWS