X

Faroole oo u sheegay Puntland iyo Galmudug in ay iyagu ku fashilmeen in ay xaliyaan xiisada jirta iyo codsi Xasan Sheekh

Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa ka hadlay xiisada Gaalkacayo oo hadda ay ku sugan yihiin raiisal wasaaraha Somaliya iyo madax jufeedyada dalka sida Jubba, Koofur Galbeed. Faroole ayaa tabey Xasan Sheekh eedana dusha uga tuurey Gaas iyo C/kariin Xuseen Guuleed.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.