X

Maxaa ka jira sawirka Xamda Queen ee muujinaya in ay huwantahay calanka qaranka

Maamulka Siilaanyo ee Hargeysa ayaa la sheegayaa in ay fanaaniinta ku xireen iyagoo mid ka mida lagu arkay baraha bulshada iyadoo xiran calanka qaranka ee buluuga. Hadaba sawirkaas ninkasta oo caqli leh waa fahmayaa in uu yahay sawir buga. Sawiraduna waa ku kaliya ee sidii la doono la yeeli karo inta dib u habayn lagu sameeyo.

Arinta kale ee ugu weyn ayaa noqotay in fanaaniinta la waydiistey lacag doolara kadibna ay diideen taas oo ay ku muteysteen xarig.

Hoos ka arag sawirka dib loo habeeyay ee la soo dhigey baraha bulshada.

Hadaba sawirkaas sare halkee laga soo qaatay. Waxa laga soo qaaday hees ay Xamda Queen la qaaday Mursal Muuse oo uu duubey kamaraqaade Ibrahim Eagle.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.