Gudoomiye ku xigeenka gudiga doorashada ahaana ku xigeenkii Axmed Madoobe ayaa iska casilay xilkii gudiga kadib markii lagu eedeeyay in uu la jiro Xasan Sheekh oo fashilmey laguna arkey shir uu lahaa.
C/laahi sheekh ismaaciil “Fartaag” ayaa 3′ Habeen ka hor waxaa uu ka soo muuqday Kulan xildhibaano labada aqal ka tirsan ay taageero ugu muujinayeen Xasan Sheekh Maxamuud halkaas oo uu ugu baaqay xildhibaanada in ay u codeeyaan Xasan xili fartaag uu ahaa Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Doorashada Madaxweyanha Soomaaliya.
Musharixiinta kale ayaa sheegay intani ay tahay ku shubasho iyadoo hore ay u jirtey cabasho ku saabsan doorashada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay