November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Faysal Waraabe mala xiri doonaa berito mar haddii dad shacaba xabsiga loo taxaabey

Faysal Waraabe mala xiri doonaa berito mar haddii dad shacaba xabsiga loo taxaabey oo iyagu Xamar tagey kana Hadley waxay aaminsan yihiin sida Naciima Qorane oo Muuse Biixi fadeexad kaga qaaday.



Faysal Waraabe ayaa hore u sheegay inuu toogan lahaa dadka Xamar tagey ama carabka ka goyn lahaa. Afhayeen u hadley Faysal Waraabe ayaa difaacay sheegayna in mamulka Somaliland hoostago Somaliya ixtiraafna aanu jirin.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=mtGxXEyWl00[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS