Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Diyaarado dagaal oo waraaqo digniin ku daadiyay gobolka Sh Hoose

Diyaarado dagaal ayaa waraaqo digniin ku daadiyay gobolka Sh Hoose. Sida ay dadka deegaanku sheegeen diyaaradahan aya waraaqaha daadiyay saakadii hore ilaa xalay fiidkii.



Deeganada ay waraaqaha ku daadiyeen ayaa waxa cunaha haya argagixisada Shabaab oo ummada Somaliyeed diinta ka saartey maalin kastana xasuuqa qof Somali ah.

Warqadaha ay diyaaradahan daadiyeen ayaa waxa ay shacabka uga digayaan inay ka ak-dhawaadaan goobaha ay argagixisadu joogto inkastoo argagixisada lagu yaqaan inay gaashaan ka duigtaan dadka fuleynim awgeed maadaama ay diin shaydaan muslimiinta gaalaysa.



Maaha markii ugu horeysay ee shacabka looga dilo si looga dulqaado kansarka dushooda fadhiga ee argagixisada una helaan xoriyad.

Cabsi ayaan ka qabnaa waxa xigi kara waayo argagixiso anaga ayay gabaad naga dhiganaysaa mana hadli karno hadaan hadalno dil aan ku xukuman nahay ayuu yiri odey da’ah oo qarinay magaciisa oo ku sugan tuulada Basra oo aan ka fogeyn Balcad ahna goobaha digniinta loo direy.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...