X

Faysal Waraabe oo sheegay in Axmed Madoobe gar ka helay

ARAABINEWS

Faysal Waraabe ayaa sheegay in Axmed Madoobe gar ka helay. Faysal Waraabe oo cuqdad u qaba Daaroodka iyo Hawiyaha kuna tilmaama Wanlaweyn ayaa qirtey in Axmed Madoobe gar kahelay. Gartaas oo uu sheegay inkastoo uu waano uga dhigayo beeshisa Isaaq.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=L3_6RihBjio[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.