X

Faysal Waraabe oo ugu dambeyn dacwad lala fuuley

Xildhibaanada taageersan Muuse Biiixi ayaa ugu dambeyn go’aansadey in Faysal Waraabe dacwad lagu soo oogo isagoo Ku eedaysan inuu xiriir la leeyahay dawlada Somaliya.


Faysal Waraabe ayaa dhalinta reerkiisa Ku beera cuqdad Somalinimo. Waxana la ogyahay inuu la shaqeeyo inadeerkii oo raiisal wasaare ki xigeena horeyna ula kulmey madaxweyne Farmaajo.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.