07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

ARAABINEWS

Faysal Waraabe oo weeraray xildhibaan Dhakool, Prof Axmed Samatar iyo Cali Khaliif

Faysal Waraabe ayaa si adag u weeraray xildhibaan Dhakool oo u xiran Muuse Biixi. Waxa loo xirey in Isaaq laga badbaadiyo xataa Laascaanood ma tegi karo oo walaalkii ayaa lagu diley. Wuxuu sidoo kale weeraray Prof Axmed Samatar iyo Cali Khaliif oo uu aad uga xanaaqay dooda ay ka wadaan magaalooyinka Somaliland.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS