X

Hadda waxaa tihiin askar qaranka u shaqeeya: Madaxweyne Farmaajo

CIIDANKA XOOGA

Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa saraakiil u soo xirey tababar ay ku soo jireen muddo laba sano ah. Saraakiishan ayaa xerada Turkiga loogu soo xirey tababarkan. Madaxweynaha oo la hadlay saraakiishan ayaa u sheegay inay hadda yihiin qaran.


”Hadda qaran ayaa noqoteen waana ka gudubteen qabiil ayuu yiri madaxweynuhu. Dhismaha ciidanka ayaa si xawli ah ku socda intii madaxweynaha xilka qabtey haddana ciidanka ayaa baacsanaya argagixisada ayagoo kelidooda ah.


”Waxa jira qorshe algu dhabar jabinaayo ciidanka waxana qorshahaasi ka socdaa xerada XALANE iyo Imaaraad iyo Nayroobi ayuu yiri Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.