November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gaadhi ay wateen argagixisada shabaab oo ciidamada amniga ku daba joogeen oo gaadhi rakaab ah duqeeyay iyo afar ku dhimatay

WP_20150104_010Muqdisho 04 Jan 2014–Gaadhi ay wateen argagixisada shabaab oo ciidamada amniga ku daba joogeen ayaa ku qarxay gaadhi rakaab ah oo wadada marayay waxana halkaasi ku dhintey afar ruux halka hal qofna dhaawac noqdey.

Argagixisada shabaab ayaa gaadhi ka soo buuxiyay walxaha qarxa iyagoo diyaar u ahaa inay isku qarxiyaan waxase ku ogaaday ciidanka amniga waxana bilowday is cayrsi. Waxana kadib gaadhigii ku dhacay gaadhi rakaab ah waxa sidaas yiri wasaarada amniga.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS