November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gaadhi Hindiga sida qashinka loo soo gatay oo wado laga mamnuucay

Maamulka horjooge Siciid Deni ayaa wado muhiim oo dhexmarta Garoowe ka mamnuucay inay maraan gaadhi Hindida wasakhda badan ee sida qashinka loo soo gatay ee Bajaajta. Gaadhi Hindigan ayaa wasakheeyay hawadii nadiifta ahayd ee dalka.



Gaadhi Hindigaan oo xilliyo ka shaqayn jirey magaalada Muqdisho waxa dalka laga mamnuucay xilligii kacaanka maadaama uu wax u dhimaayay nidaamka wadooyinka, caafimaadkana u fiicnayn.



Inkastoo dhalinyaro badan ka biilato qoysaska haddana aafada uu kaga tagaayo wadooyinka iyo caafimaadka ayaa halisa, waana in si tartiiba looga manuuco dalka oo dhan ayuu yiri Cali Calasow.




Halmar jooji waa laga fiican yahay laakiin waa in la siiyo muddo kadibna la keenaa wixii lagu bedeli lahaa.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS