X

Gaadhi Laasscaanood dad badan ku jiidhey iyo tuugo nooc cusuba oo ka dilaacdey

Taliyaha booliiska degmada Laascaanood auaa sheegay in la gartey nin dad badan ku jiidhey suuqa magaalad kadibna goobta ka cararay. Waxa kale oo taliyuhu dadka ganacsatada uga digey tuug nooc cusub ah oo la xiriirta lacagta moobilka lagu bixiyo oo tuugadii fariin beena u direyso qofka wax laga iibsaday.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.