X

Ikraan oo rabta in loo soo daayo jacaylkeedkii ay wada baxsadeen

Ikraan ayaa hooyadeed uga warantey sidii ay ula baxsatey jacaylkeedii iyo waayo aragnimadii ay kala kulantey baadiyaha iyo weliba sidey u baxsadeen. Waxay rabtaa in loi soo daayo jacaylkeeda, waxayse dareentay in been loo sheegay. Waxase la sugaa in loo soo daayo.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.