X

Gaadiidley ku socotey gobolka Awdal oo diidey in ay bixiyaan lacago dheeraada

Gaadiid aad u farabadan oo ka yimi Jabuuti ayaa ku xaniban tuulada Lawyacado ee ku taal xadka Jabuuti iyo gobolka Awdal. Gaadiidleyda ayaa diidey inay bixiyaan lacago kale oo madax furasho ah.


Dadka caadiga ah ayaa ka safraya gobolka Awdal ayaa madax furasho looga qaataa 31 doolar calaa qof, waxana jirey dhacdooyin laga naxo sida haweenay da’ah oo xanuusan oo laga diidey in magaaladeedii ka baxdo tagtana Jabuuti ilaa ay bixiso 31 dollar.

Gaadiidkan ayaa hadda muddo sadxe cisho fadhiya tuulada Lawyacado mana Jiro mel ay uga gudbaan ilaa ay bixiyaan madax furashada saaidka ah.


Muranka ugu weyn ayaa lagu sheegay in booliiska oo lacag gaara raba halka kuwa kastankuna rabaan mid kale waxa sidaas yiri dirawal ku cadilan Meesha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.