X

Gaal ictiraaf buga lacag uga cunay Muuse Biixi oo markale la eryay

Gaalka weyn ee Ingiriiska xildhibaanka ka ah oo dhawaan ictiraaf buga lacag badan uga cunay horjooge Muuse Biixi ayaa markii sadexaad laga eryay golaha wasiirada ee dalkaasi Ingiriiska. Gavin Williamsom ayaa haweenay ay isku xisbi yihiin u direy fariimo cagajugleyna.


Raiisal Wasaaraha Hindida Kiiniya ah ee Ingiriisku waligoodba dabada ku watay ayaa sheegay inuu welli taageersan yahay oo aanu rabin inuu eryo laakiin uuna la dhicin fariimaha, haddsae ay qasab tahay.


Fariimaha cagajugleynta ayaa waxa ku jira asagoo leh imisaad sidan dhulka noogu jiidi doontaa waad arki haku fikirin inaad i soo wacdo, waanad ogtahay codkeyga halkuu gaaro.

Gaalkan iyo kuwo kale ayaa dhawaan Hargeysa tagey ayagoo soo celinayao lacaga ay ka cuneen horjooge Muuse Biixi sida ay khashiftey warbaahinta Ingiriiska iyo kuwa Maraykanka. Horjooge Muuse Biixi ayaa sadxe usbuuc noqonaya horjoge waqtigiisii dhamaaday.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.