Gaal kale ma soo degdegayo inta Turkigu saldhig ku leeyahay dalka
Turkiga ayaa wacad ku maray inuu ilaaliyo qaranimo dhuleed ee dalka, Turkiga ayaa saldhiga Afrika ugu weyn ku leh Muqdisho duleedkeeda, tana waxay walaac ku abuuraysaa Maraykanka iyo xulafadiisa Ingiriisku ugu horeeyo oo danahooda caadi uga fushada dalka qaasatan inta Xasan Sheekh ay soo cesheen.
Saldhiga Turkigu wuxuu Soomaaliya u yahay gaashaan ay kaga gabato xilli ay taag daran tahay hub ahaan ayuu qabaa Xuseen Warsame waana xaqiiq inaan lagu soo dhici karin ayuu raaciyay.
”Keliya waxay ku xiran tahay inay Soomaaliya dalbado hub intay rabto ayadoo lacagta hubkaasi ka raadsanaysa wadamada Carabta sida Kuwayd, Qadar iyo Ciraaq. Waxaan ognahay in Imaaraadka oo Xasan watay hadda uu la jiro Itoobiya.
”Waxaan oran lahaa Xasan Sheekh oo runtii ah hogaamiye aad u diciifa inuu haddaba dalbado hubka, waxaa hubaala in Turkiga iyo Ruushku diyaar u yihiin ayuu raaciyay Xuseen Warsame.
C/llaahi Warsame
ARAABINEWS
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...