Gaari ay saarnaayeen dad shacaba oo lagu qarxiyay nawaaxiga Lafoole iyo dhimasho badan: SAWIRO
Gaari ay saarnaayeen dad shacaba ayaa lagu qarxiyay nawaaxiga Lafoole ee gobolka Shabeelaha hoose. Gaadhigan ayaa wadada ku socdey markii uu haleelay qaraxan oo sida muuqata ay cadahay in qofkii ku aasay uuna sidaa uga fogeyn.
Argagixisada ayaa miinooyinka nooca ee dadka lagu xasuuqayo ku aasta wadada dadku marayaan. Dhimashada ayaa lagu sheegay in ay gaaraysio ilaa labaatan.
Argagixisada shabaab Ayaan wali sheegan mase jirto cidkale oo muslimiinta sooman xalaashatey dhiigeeda. Burburka soo gaaray gaadhiga ayaa muujinaya in aan qofna ka badnaadin.#
Dhimasha 20 ayeey kor usii dhaaftay, waxaana muuqaal laga soo qaaday gaariga qaraxu haleelay muujinayaa mid gabi ahaanba burburiyey gaarigii halkaasi marayey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...