X

Gaas oo shaaciyay inuu wax ku lahaa lacagtii laga qabtey Imaaraadka

Gaas ayaa shaaciyay inuu wax ku lahaa lacagtii laga qabtey Imaaraadka. Cabdiwelli Gaas oo la hadley warbaahinta ayaan sheegin wuxuu la aamusnaa intaas oo dhan.



Wuxuu sheegay inuu la xiriiray safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya waxna ka weydiiyay arrintan, wuxuuna tilmaamay in uu u cadeeyay lacagta qeyb ka mid ah in loogu tala galay Puntland.



“Haa waan wareystay Ambassador-ka, wuxuuna ii sheegay lacagtaas qeyb ahaan in ay ugu tala galeen Ciidanka Puntland, Madaxdana waan la qeyb saday arrimahaasi, waa waajib inaan wax iska weydiino arrimahan oo kale, laakiin way dhici kartaa inuu jiro heshiis hoose.” Ayuu yiri Madaxweyne Gaas.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.