X

Qadar oo gawaadhi ku wareejisay dawlada Somaliya iyo cida loo qaybinayo: SAWIRO

Dalka Qadar ee weerarka ay ku yihiin Sucuudiga iyo Imaaraadka ayaa gawaadhi ku wareejisay gobolka Banaadir. Madax ka socotay Gobolka Banaadir iyo Dowladda Qadar ayaa Gaadiidkaan Basaska ah ku kala wareegay Gudaha Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho.



Tiradda Gaadiidkaan ayaa gaaraysa 30 Bas oo ah kuwa waa weyn ee dheereeya.

Waxa la sheegay in 17 ka mida gawaadhidaan loo qaybin doono gobolka Banaaduir halka inta soo hartey loo qaybin doono maamul goboleedyada.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.