X

Muuse Biixi oo jeelka u taxaabay qoraa dhaliilay

Muuse Biixi ayaa jeelka u taxaabay qoraa dhaliilay. Maxkamada Muuse Biixi ayaa qoraa Maxamed Keyse Maxamuud ku eedaysay aflagaado lidi ku ah waxayna bogga u gelisay hal sano iyo lix bilood oo xariga.



Muuse Biixi ayaa lagu bartey inuu jeel u taxaabo cidii hadashaba. Maamulkan ayaa iska dhaaf diinta qofku xoriyada siisaya xataa aan tixgelin dimoqraadiyada ay sheeganayaan.

Maxamed Keyse Maxamuud ayaa isla saakaba jeelka loo taxaabey markii uu fariin ku qorey bartuiisa faysbuug. Shalay ayay ahayd markii Muuse Biixi liqsiiyay Niciima Qorane 3 sano oo xarig.



Waxaa xukunadan ilgaara ku haya wadamada uu ictiraafka ka sugayo ede Ingiriisku ugu horeeyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.