November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Gabadh ka cadhootay haween afka xidhan oo ka soo muuqda baraha bulshada kadibna caya qabiilada: anigu waxaan ka mid ahay ku gubey dalka+MUUQAAL

WP_20141228_009Haweenay Somaliyeed ayaa aad uga cadhootay gabdho Somaliya oo afka duubtey sidii argagixisada kadibna cay aan meelna loo dayin u kala tiriya qabiilada Somaliyeed sida Daaroodka iyo Hawiya iyo Isaaqa oo ay tiri waa kuwii gubey dalka. Haweenaydan ayaa leh waxaan ka mid ahay qabiilada gubey dalkii Somaliya mana jecli gabdhaha sidan u dhaqmaya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS