Thursday, May 9th, 2024
header










Meta







Gabadh ka sheekaysay dhaqan xumo loogu gaystay Muqdisho

Waxa soo kordhaya dhaqan xumo aan hore loo arag oo ku soo kordhay magaalada Muqdisho, waxana u dambeysay gabadh ay kaxaysteen afar nin kadibna ay ka duubeen muuqaal anshax xumo.



”Waxa muuqata in tacadiga gabdhuhu uu soo kordhayo isla markaana ayna jirin maamul wax ka qabta ayuu yiri Cali Calasow. Gabdhihii ma dareemayaan inay amni haystaan waana halka mashaakilka ugu weyn ka jiro ayuu raaciyay Cali Calasow.



”Telfoonka ayaa iga xumaaday kadibna waxaan aaday tukaan sameeya ayay tiri gabadhan qarisay magaceeda si ay sharafteeda u ilaashato intaas kadibna ninkii tukaanka ayaa i dhahay biyaa ku dhacay ee midkaan iskaga tag, ana waxaan iri maka tagaayo ee telfoonka i sii.




Intaas kadib ayay sheegtay inay afduubteen kadibna kufsadeen. Dhacdadan aragagaxa leh ayaan ahayn midlii ugu horeysay oo gabadh Somali sidaas loo sharaf dilo. Waxsse ka daran ilaalinta ay ka waayeen maamulka jira/

Sida keliya ee lagu soo celin karo amniga gabdhaha waa in la dilo furuukhda waxaan ku kacaysa ayuu qabaa Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...