X

Gabadh ku geeriyootey xaflad aroos oo laga hadley

Dadweyne ka qaybgalay xaflad aroos oo farxafleh ayaa sheegay in gabadh ay ku geeriyootay intii xatladu socotey. Sida ay Ku waramayaan dadkii goobta ku sugnaa ayaa sheegay in goobta hoolka ay aad u kululayd.


Gabadhan ayaa la sheegay inay uur lahayd xilliga ay geeriyootay. Goobjoogeyaasha ayaa sheegay ay gabadha uu naqaska Ku dhegay. Lama sheegin in ay jirtey xanuun u qarsoonaa.


Xafladaha aroosyada qaar ayaa qolalka lagu dhigaa qaarkood ay ukooban yihiin taas oo keenaysa inay hawadu yaraato. Masuuliyiinta degmada Gaalkacayo oo arintani Ka dhacdey ayaa Ku tilmaamey wax laga xumaado.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.