X

Gabadh Muslima oo ka badbaaday kufsi Tigree kula kacay oo la abaal mariyay

Ikraan Yaasiin oo gabadh Muslima oo deganayd gobolka Oromiya ee Axmaaradu sanado hore ka xoogtey Oromada ayaa Tigreegu kula kacay kufsi. Waxa Ikraan iyo qoyskeeda ayaa u soo qaxeen caasimada kadib markii ay u adkaysan wayday dhibka labad ee uga yimi inay afka furato.

Qaraabadeeda ayay ka joogi kari wayday magaaladeedii markii ay afka furatey, waxayna taasi keentay inay u so qaxdo Addis ababa. ”Waxa la ii kufsaday in la i shafraf dilo laakiin marnaba ogolaan maayo inay sidaa u dhacdo ayay tiri Ikraan Yaasiin.

Duqa Addis ababa haweenayda Adanec ayaa ku wareejisay furaha guri cusub oo laga siiyay Addis ababa, waxa dhinaca kale ganacsato kale siiyay lacag gaaraysa hal milyan oo lacagta Itoobiya ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.