Gabadh Muslima oo ka badbaaday kufsi Tigree kula kacay oo la abaal mariyay
Ikraan Yaasiin oo gabadh Muslima oo deganayd gobolka Oromiya ee Axmaaradu sanado hore ka xoogtey Oromada ayaa Tigreegu kula kacay kufsi. Waxa Ikraan iyo qoyskeeda ayaa u soo qaxeen caasimada kadib markii ay u adkaysan wayday dhibka labad ee uga yimi inay afka furato.
Qaraabadeeda ayay ka joogi kari wayday magaaladeedii markii ay afka furatey, waxayna taasi keentay inay u so qaxdo Addis ababa. ”Waxa la ii kufsaday in la i shafraf dilo laakiin marnaba ogolaan maayo inay sidaa u dhacdo ayay tiri Ikraan Yaasiin.
Duqa Addis ababa haweenayda Adanec ayaa ku wareejisay furaha guri cusub oo laga siiyay Addis ababa, waxa dhinaca kale ganacsato kale siiyay lacag gaaraysa hal milyan oo lacagta Itoobiya ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
May, 22, 2022
Kadib doorashadii loogu shubay horgale Xasan Sheekh oo ...
May, 21, 2022
Waxa soo baxaya cadaan si xooga ugu dabaal ...
May, 21, 2022
Maraykanka ayaa wadanka Beelaruus ee uu saaray cunaqabataynta ...
May, 21, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Ruushka ayaa soo saartey ...
May, 21, 2022
Siiriya ayaa qaramada midoobay u sheegtay in Maraykanka ...
May, 19, 2022
Horgale Xasan Sheekh ayaa Imaaradka ku wareejay lacagtii ...
May, 17, 2022
Ciidanka Ruushka ee go'doomiyay askar Yukrayn ka tirsan ...
May, 17, 2022
Madaxweynaha diidey inuu laaluush bixiyo si xildhibaanadu ugu ...
May, 16, 2022
Waxa gebi ahaanba burburey cunaqabatayntii Maraykanka iyo kooxdiisu ...
May, 16, 2022
Maraykanka ayaa maalin kadib doorashada horgalaha weyn ee ...
May, 16, 2022
Kadib markii Maraykanku Ku qasbay wadamada Finlaan iyo ...
May, 16, 2022
Halka Somalida badankeeda ay xalay u ahay habeen ...