Gabdhaheena ayaa markasta kaalin hore kaga jira qaybaha kala duwan ee nolosha hadday noqoto guriga iyo dibedaba oo intii burburku dhacay lafdhabar u noqdey badbaadinta kumanaan caruurteena ah.
Haddaba gabadhan Somaliga ah ayaa ka warantey waxay ku dooratey ciidanka badda Maraykanka oo inta badan ku jira badda. ”Waxaan joogaa Jabaan. Waxaan ku haminayaa inaan dalkeyga ku noqdo oo aan uga faaiideeyo dadkeyga.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS