Gabadh Lubnaan u dhalatey oo la shaqaynaysay qoxootiga dhalinta yar waliba kuwa aan lala socon ayaa lagu diley Sweden daraad waxase hadda boolisku hayaa ninka diley oo 15 jira una dhashay Somaliya ahaana mid ay iyadu gacanta ku haysay.
Gabadha ayaa iyadu timi dalka sanadii 1989 halka hooyadeedna timi kaliya sadex sano kahor. Waxa qabashadiisa fududeeyay dad ka ag dhawaa halka falku ka dhacay.
Sweden ayaa wafti ka joogaa Muqdisho waxana dhici karta in ay jecelyihiin in ay wiilkan soo masaafuriyaan xilliga uu dhamaysto xabsiga dacwadana lagu oogo.
Dalka Sweden ayaa waxa uu ku leeyahay safaarad magaalada Muqdisho iyadoo safaaradaana uu ka shaqeeyo safiir rasmi ah.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay